Wariye Cabdicasiis Afrika oo la aasay iyo Masuuliyiin ka qeyb gashay aaskiisa (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha a Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa salaadsa Janaazada kula tukaday masjidka Shuhadaa ee madaxtooyada meydka allaha u naxariistee Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicaziiz Maxamuud Guuleed. Masuuliyiintii kala duwanaa ee ka qeyb galay salaada Janaasada ee lagu dukaday meydka Ilaah ha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Afrika ayaa ilaah uga baryay in … Continue reading Wariye Cabdicasiis Afrika oo la aasay iyo Masuuliyiin ka qeyb gashay aaskiisa (Sawirro)